AYATIINKA NOLASHA

Tuesday, May 07, 2013

AYATIINKA NOLASHA: sheeko dhaxmartey wiil iyo abtigiisa

AYATIINKA NOLASHA: sheeko dhaxmartey wiil iyo abtigiisa:                  sheeko dhax martey wiil iyo abtigiisa                                                        wiil ayaa abtigiisa ahaan j...

sheeko dhaxmartey wiil iyo abtigiisa

                 sheeko dhax martey wiil iyo abtigiisa                                                       

wiil ayaa abtigiisa ahaan jirey nin tuug eh oo laga yaabo  maalin maol mahaa ka mid eh ayaa wiil kii  waydiistey  abtigiisa abtiyoow waxaan rabaa  in aad i barto tuuga nimo    abtigii aa ku jawabeey  abti kama bixi kartide ma iska deysid aniga  aa dhibaato ku soo arkee aan  u joojiyay markasuu wiilkii ku yiri abti adiga mar un i baroobeey markasee isa so raceen meel duur eh  oo gabal  dhacne waa eheed  markese jidyar oo dadka maraan see u fadhiyeen waxaa so mareey nin wato wan wayn oo buuran  iyo caag subag eh markasuu waydiiyay wiilkii ninkaan   aan dhacno abtigiii aa ku jawabeey nin kaan see ku dhici karnaa   ileen xoog kuma dhamine markasuu wiilkii ku jawabey abti aniga   igu sin kan     ee adiga wanka ma ii qabankartaa xarigiisa qorta kabixi abtigii aa yabaay wiilkii waxuu sameeynaayo   wilkii intuu cararey ninki waynka watey  meel hortiisa so galeey oo is oo hinsiiyay oo ku yiri ciin  aa indha iga galeey aa dad ma jogaan miyaa meshaan ninki wanka watey intuu yabey wiilkaan ooynaayo uu is yiri caawi ani waxaan wadaa alab  markasuu wiilkii ku yiri aniga xoog wa qabaa   usha lee ii qabo  markasuu u dhiibey wankii   marki la socda abtigii xarigii qorta ka baxshay waynkii oo qoraxdiina dhacday wiilkii ku jawabey  xarigaan haayo xoolo kuma jiraan adeer  nin kii subagii   inuu ag dhigeey  uu inta ii fadhiisa dhahay ileen wankii meelahaan dhaw uu qorta xeriga ugu baxsadey uu is lee yahaye  uu  raadi wiilkii meshaas uu subagiina  ku qatey  markasaa habeenkii abtigii lesku imaday  abtiyoow haye kawaran markasuu yiri abti adaaba tuuga nimo iga badiyo  ......lasoco qeebo kale sheekooyin eh.......qoreby  abkoow